Isku xirrada

War Deg-Deg ah

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Tiknoolajiyada W10


Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" wuxuu toddobadkan ku saabsan yahay dhalinyarada iyo tiknoolajiyada. Dhalinyarada Soomaaliya ku nool ayaa la jaanqaadaya tiknoolajiyada adduunka, gaar ahaan internet-ka oo ay u isticmaalaan qaab is-gaarsiin iyo madadaalo ah.

Dhalinyarada Soomaalida ah ee ku nool qeybaha kale duwan ee gayiga Soomaalida ayaa la jaanqaadayaa baraha bulshada ee ay dhalinyaradu xiisayso, sida facebook, twitter iyo YOUTUBE. Shirkaddaha Somalia ayaa mobile-da gacanta u suurtagliyay in khadadka internetka laga istimcaallo si ay dhalinyaradu ugu gasho baraha bulshada.

Haddaba qeybtan waxaan ku eegaynaa sida ay dhalintu ula socoto internetka iyo sida ay uga faaideystaan ama ay ugu khasaaraan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:55:58 0:00
XS
SM
MD
LG