Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Abwaan Siciid Saalax Axmed


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Afsoomaaliga iyo sida qoysaska qurbuhu ay caruurtooda ugu ababiyaan. Waxa barnaamijka maanta marti ku ah Abwaan Siciid Saalax Axmed oo marti ku ah, waxana uu abwaanku ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan qeybta hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:19:02 0:00
XS
SM
MD
LG