Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Djibouti oo Ka Hadlay Doorashada


Natiijada hordhaca ah ee doorashooyinkii baarlamanka ayaa muujineysa in xisbiga UPM ee talada haya uu ku guuleystay doorashada, iyadoo loo eegayo tirada hal dheerida ah ee sharciga Djibouti uu qabo.
Mucaaradka ayaa sheegay inay ka heleen kuraastii Magaalada Djibouti 20% halka ay kursi qura ka heleen gobolka Cali Sabiix.

Afhayeenka isbaheysiga mucaaradka ee USN Daahir Axmed Faarax ayaa VOAda uga waramay doorashada iyo sida ay u arkaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:06 0:00
XS
SM
MD
LG