Isku xirrada

War Deg-Deg ah

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada Nabadda & Hoggaaminta W7


Barnaamijka "Waa Go’aankaaga” ee toddobaadkan waxaan ku eegaynaa kaalinta dhalinyaradu ku leeyihiin nabadda iyo hoggaaminta.

Dhalinyaradu waxay qeyb weyn ku lahayeen colaaddaha iyo dagaallada dalka ka dhacay, kuwaasoo hoggaamiyayaashii kooxihii Soomaalidu ay u adeegsadeen dagaallada dalka ka dhacay. Haddaba ka sokow in dhalinyarada dagaallada loo isticmaaley, ma jireen ama ma jiraan kaalin ay dhalinyaradu ka qaateen dhinacyada nabadda, wadanoolaashaha iyo isdhexgalka bulshada.

Arrimahaasi ayaan ku eegaynaa qeybta toddobaadkan ee barnaamijka "Waa Go'aankaaga"

please wait

No media source currently available

0:00 0:56:09 0:00
XS
SM
MD
LG