Isku xirrada

War Deg-Deg ah

J. Carabta: Somalia Halaga Qaado Cunaqabateynta Hubka


Shir Baarlamaanka Jaamacadda Carabtu ay maanta ku yeesheen magaalada Qaahira, ayaa lagu taageeray in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaraan.

Tallaabadaan ayaa dawladda Soomaaliya u ololaynaysay muddo sannado ah si ciidanka Soomaaliya dib loogu dhiso, taasi oo weli Golaha Ammaanku aanu go’aan ka qaadan.

Kulankan ayaa Soomaaliya waxaa uga qeyb galay afar xildhibaan.

Warbixinta ku saabsan shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:31 0:00
XS
SM
MD
LG