Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha oo London kula Kulmaya Cameron


Labada mas'uul ayaa la sheegay in arrimaha ugu waaweyn ee ay ka wada hadli doonaan ay ku jiraan aminga iyo shirka bisha May London ka dhici doona. Kulankani waa mid ka mid ah kulamada uu Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu kula kulmayey madaxda dalalka Yurub oo maalmahan socdaal ku marayo, isaga oo safarka Yurub ka horna uu Maraykanka u socdaalay, kulana soo kulmay madaxda Maraykanka.

Wareysi kulanka Madaxweyne Xasan iyo Ra'iisal Wasaare Cameron hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00
XS
SM
MD
LG