Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya


Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah gudoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe ee Soomaaliya Abdisalam Omar Hadliye. Hadliye waxa uu ka mid ahaa wafdigii madaxweynaha ee dhawaantan yimid magaaldan Washington. Waxa aan gudoomiyaha cusub ee Bankiga aan wax ka weydiin doonaa heerka shaqo iyo adeegyada uu xiligan hayo bankiga, iyo waliba waxa uu mustaqbalka ku soo kordhindoono Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo arrimo kale oo quseeya howlaha maaliyada iyo Bankiga dhexe gaar ahaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:31 0:00
XS
SM
MD
LG