Isku xirrada

War Deg-Deg ah

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Dagaallada W3


Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa doorka ay dhalinyaradu ku leeyihiin dagaallada iyo colaadaha Soomaaliya.

Dhalinyarada ayaa loo isticmaalaa dagaallada dhinacyada kale duwan ee Soomaaliya. haddaba barnaamijkan ayaa ka hadlaya sida ay dhalinyaradu uga qeybgaleen dagaallada, askareynta caruurta, doorka haweenka ee dagaallada iyo waliba sida ay dhalinyaradu uga qeyb qaadan karto nabadda iyo xallinta khilaafaadka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:54:57 0:00
XS
SM
MD
LG