Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia iyo AU oo ka Hadlay Muddo Kordhinta Amisom


Madaxda Somalia ayaa Muqdisho kula kulmay xubno ka socday Midowga Afrika. Labada dhinac ayaa ka hadlay muddada AMISOM oo ku eeg bisha Maarso.

Madaxda Soomaaliya ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay saraakiil ka socotay ururka Midowga Afrika.

Kulanka ayaa looga hadlayay sidii waqtiga loogu kordhin lahaa ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Africa ee Amisom, oo mudada sharciyadda ah ee ay u heystaan ka howlgalidda Somalia ay ugu egtahay 7da bisha march ee soo socota.

Kulankaasi ayaa gebagabadiisa la isku raacay sidii Golaha Amniga loogu gudbin lahaa codsi lagu dalbayo muddo AMISOM.
Warbixin ku saabsan kulankaais halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00
XS
SM
MD
LG