Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Wasiirka Maaliyadda Somalia

wasiirka maaliyadda
wasiirka maaliyadda
Maxmuud Xasan Saleebaan, wasiirka maaliyadda ayaa caawa marti ku ah barnaamijka Martida Makrafoonka.

Wasiirku wuxuu ka jawaabayaa su'aallo ku saabsan miisaaniyadda dowladda 2013 ee dhawaan ay ansixiyeen baarlamaanka Soomaaliya iyo waliba lacago cusub oo shilling Soomaali ah oo dhawaan la keenayo Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:11 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG