Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM oo ka Hadashay Dhoofka Dhuxusha Kismaayo


Afahyeenka ciidamada AMISOM Korneyl Cali Aden oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay AMISOM ka go'antahay wax ka qabashada dhoofinta dhuxusha Kismayo.

Afhayeenka ayaa carabka ku dhuftay in AMISOM ay raali ka tahay, soona dhaweynayso guddiga ay dowladda Soomaaliya u saartay arrimaha Jubbooyinka.

Dhinaca kalene Korneyl Cali Aadan, waxa uu sheegay in AMISOM ay ku howlantahay sidii ay u furi lahaayeen waddooyinka isku xira magaalada Muqdisho iyo goobaha ka baxsan caasimadda ee ay gacanta ku hayso AMISOM.

Warbixinta shirka Jaraaid oo uu Muqdisho ka soo diray Xassan Kaafi Qoyste halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00
XS
SM
MD
LG