Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fowsiya: Dalalka Islaamka Waxaan ka Codsanay Taageero


Wasiirka Arrimaha Dibadda, ahna ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaji Aaden, ayaa rajo wanaagsan ka muujisay shirkii waddamada Islaamka ee Jabuuti lagu soo gabagabeeyay maanta.

Wasiirka ayaa wareysi ay siisay idaacadda VOA waxa ay uga warantay codsi ay u jeedisay wadamadii islaamka ee Jabuuti ku kulmay iyo kulan gooniya oo ay la qaadatay madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle.

Wareysiga wasiirka oo dhameystiran halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00
XS
SM
MD
LG