Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka oo Ansixiyey Xukuumaddii RW Saacid


Mudanayaasha Baaralamanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh ku ansixiyey xukuumadda cusub ee dhawaan uu soo magacaabey Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon.

Xubnaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maalhamanba ku kala aragti duwanaa meel marinta xukuumaddan cusub, waxayna dad badani cabsi ka qabeen in goluhu uu hor joogsado meelmarinta xukuumadda, taasoo dhabarjab ku noqon lahayd dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ansinxintan golaha wasiirada ayaa dadka siyaasadda faaqidaahi waxa ay u arkaan inay tahay talaabo wanaagsan oo hore loo qaaday iyo biseyl waxqabad oo ka muudo hogaanka Soomaaliya.

Hadaba warxinta xukuumadda reysul wasaare Saacid iyo falanqeyn la xiriirta halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:13 0:00
XS
SM
MD
LG