Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Qorshaha Maamul u Sameynta Jubbooyinka.


Kismaayo
Kismaayo
Magaalada Nairobi ee dalka Kenay waxaa ka socday muddo sannad ah wadahallo maamul loogu sameynayay gobollada Jubbooyinka ee dalka Soomaaliya.

Wadahadalladan ayaa laga soo saaray khariirrada maamul loogu dhisayo Jubboyinka iyo dastuur uu yeelanyo maamulkaasi iyadoo gobolladaasi laga aruurinayo ergooyiinkii ansixin lahaa dastuurkaasi.

Arrintan waxay ku soo beegmaysaa iyadoo uu mugdi soo kala dhex-galay dowladda iyo mas'uuliyiinka ku sugan Kismaayo kaddib markii wafdi dowladda ka socday magaaladaasi laga soo celiyay.

Haddaba qorshahan ma yahay mid la isku waafaqsan yahay? Barnaamijka Faaqidaadda ayaa falanqeynaya arrimahaasi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:30:23 0:00
XS
SM
MD
LG