Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fannaanka Farxaan Xiddig


Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobaadkan idinku hayaa majaajiliste Fuad C/salan oo qubanayaal qosol leh inoo haya, ereyo boqolaal gaaraya oo ay si isku mid ah u isticmaalaan Soomaalida ku hadasha afka Mayga iyo bulshada ku dhaqan Somaliland, iyo Fanaanka Farxaan Muuse Cige "Farxan Xiddig" oo aan ka wareysanay fankiisa iyo sirka ka dambeysa inuu heeso la qaado gabdhaha fanaaniinta ee caanka ah.

Qaybta hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:52 0:00
XS
SM
MD
LG