Isku xirrada

Sawirro: Khasaaraha Duufaantii Sandy

Warar Kale

Baabuur badan oo ku sugnaa xaafadda Brooklyn ee New York oo ku bur-buray dabeyshii Sandy dhalisay.
1

Baabuur ku sugan wadada 14th ee New York halkaasoo ay ku soo rogmadeen daadad ay dhalisay duufaantii Sandy.
2

Haween ay caawinayaan ciidamadu kaddib markii gurigeedda oo ku yaalla Moonachie, N.J. uu daad soo galay.
3

Guryo ay burburisay duufaantii Sandy, Queens, New York Oct. 30, 2012.
4

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG