Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama & Romney oo Caawa Markii Sadexaad Doodaya


USA-CAMPAIGN/
USA-CAMPAIGN/
Caawa waxaa gobolka Florida ee dalkan Mareykanka lagu wadaa inay ku yeeshaan doodoodii sadexaad oo ah tan ugu dambeysa dooda sadex ah oo Telefishinada dalkan si toos ah looga daawado, madaxweynaha Mareykanka Brack Obama iyo Ninka la loolamaya ee Xisbiga Jamhuuriga u sharaxan Mitt Romney.

Waxyaabaha la filayo in doodan ay musharixiintan xoogga ku saaraan ayaan weydiinay Suleyman Waji Xaad oo ka mid dadka falanqeya arimaha siyaasadda Mareykanka, oo ku suggan gobolka North Carolina.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00
XS
SM
MD
LG