Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xaaladda Siyaasadda Puntland


Puntland
Puntland
Puntland waxaa maalmihii u danbeeyey ay dood ka taagnayd muddo kororsi la sheegayo in maamulku uu sameystay, iyadoo talaabadaasi ay ka caroodeen qaar ka tirsan siyaasiyinta iyo odoyaasha dhaqanka oo diiddan in maamulku wakhti ku darsado xilligii loogu talagalay oo ku eeg bisha January ee 2013-ka.

Sidoo kale, waxaa jirta muran ku aadan sameynta iyo furista xisbiyo siyaasadeed oo Puntland laga hirgaliyo, taasoo ay dad badan ka soo horjeesteen.

Haddaba barnaamijka Faaqidaadda ayaan ku eegaynaa xaaladda siyaasadeed ee Puntland.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:59 0:00


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:59 0:00
XS
SM
MD
LG