Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM oo Wanlaweyn Qabsaday


Qabsashada Wanlaweyn ka dib, waxa ciidanku uu hadda u sii socdaa garoonkii ciidanka cirka ee Somalia ee Balli-doogle, deegaanadan ayaa leh istaraatiijiyad gaar ah.
Dhinaca kale, hal askari oo Soomaali ah ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen markii askari Ethiopian ahi uu furay rasaas ay askartaasi ku waxyeeloobeen.
Warbixinno arrimahaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00
XS
SM
MD
LG