Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama iyo Romney oo Dood ku Yeeshay Denver


Dooddan oo ah tii ugu horeysay ee saddex doodood oo dhex mari doona Barack Obama iyo Mitt Romney ayaa ku saabsaneyd arrimaha gudaha ee dalka Maraykanka, waxana aad looga hadlay arrimaha dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada.

Warbixin iyo falanqeyn doodda ku saabsan hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:28 0:00
XS
SM
MD
LG