Dad goobjoogeyaal ah ayaa Idaacadda VOA u sheegay in saldhigga booliiska, xarunta degmada, iyo goobo kale lagu arkayey askar dawladda Somalia raacsan oo goobahaas ku sugan.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.