Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada Dhimashada Qaraxyadii oo kor u Kacday


Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tirada dhimashada iyo dhaawaca ee qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho uu kor uga kacay intii hore.

Tirada ayaa hataan gaadhay in kabadan 27 qof, iyo in kabadan 40 oo dhaawacantay. Sababta kororka ayaa ugu wacan iyadoo dadkii horay u dhaawacmay ay markii dambe goobaha adeegga caafimaadka ku dhinteen.
XS
SM
MD
LG