Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xatooyo Loo Geysto Shidaalka Somali oo Laga Digay


Kooxda East African Energy Forum ee ka shaqeysa arimaha tamarta ee Bariga Africa ayaa dhawaan soo saartay digniino ku wajahay dowladda Kenya iyo afar shirkadood oo waa weyn oo kuwa saliidda soo saara ah, kuwaasoo ay koodan oo dhalinyaro Somali ah u badan- sheegtay inay ku lug leeyihiin boob sharci daraha ah oo ka dhan ah qeyraadka xeebaha koonfureed ee Somalia.

Kooxdan waxaa agaasime u ah Cabdullahi Xassan Maxamud, Ibrahimm Xassan Dandurey ayaa khadka taleefanka ee Calgery Alberta dalka Canada ayaa kula xiriiray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00
XS
SM
MD
LG