Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM oo ka Hadashay Dagaalkii J. Hoose


Taliska ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM ee Somalia ayaa xalay soo saaray laba warsaxaafadeed oo mid ay ku xaqiijinayeen in ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia ay qabsadeen tuulada Miido ee gobolka J. Hoose, ka kalena ay ku beeninayeen wararka ka soo baxay ururka Al-shabab oo ku sheegeen in Degmada Afmadow ay gacanta ku dhigeen.
Warbixin iyo wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:07 0:00
XS
SM
MD
LG