Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jawaari: Dorashadu 10 Cisho gudahood ayay ku Dhacaysaa


Guddoomiyaha baarlamaanka Max'ed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in doorashada madaxweynuhu ay dhici doonta 7 ilaa 10 cisho gudahood.
Jawaari wuxuu sheegay in guddiga qaban-qaabada doorashada ee maanta la doortay ay iska dhex-dooran doonaan guddoon, isagoo sheegay in guddigan uu howshiisa u madax banaan yahay..
Jawaari wuxuu kaloo sheegay in guddi baarlamaan oo la magacaabayo ay ka shaqeyn doonaan muranka ka taagan xildhibaannada muranku ka taagan yahay, dhawaanna ay go'aan ka soo saari doonaan.
Dhageyso wareysiga Jawaari.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00
XS
SM
MD
LG