Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Alshabab oo Magaalada Marka laga Qabsaday


Duhurnimadii maanta ayaa ciidamada DKMG ee Somalia oo taageero ka helay kuwa Nabad Ilaalinta Afrika ee AMISOM waxa u suurto galay inay galaan degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose. Intii ayna ciidamadu galin magaalada Marka, waxa ay sii qabsadeen magaalooyin kale oo dhowr ah isla gobolkaas ku yaalla.
Dagaallo goosgoos ah ayaa deegaanada qaarkood ku dhexmaray ciidamadan iyo kuwa ururka Alshabab.
War iyo wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00
XS
SM
MD
LG