Matt Brdeyn waxa uu sheegay in ka tegitaankiisa guddiga dabagalka cunaqabataynta Soomaaliya iyo Eretriya uu ahaa mid la sii qorsheeyey isagoo sheegay in markii uu aqbalay hawlgelintii ugu dambaysay uu u sheegaya Golaha ammaanka inay ahaan doonto tan ugu dambaysa.
Waxaa uu ka hadlay soo af-jarista xilliga kala-guurka ah oo uu yihdi waa muhiim, inkastoo dhinaca kale uu tilmaamay inana waxba laga qaban dhammaystirka hawlihii kala-guurka intii ay jirtay xukuumadda ku meelgaraka ah.
Matt Brdyen waxa uu haatan madax ka yahay hay’ad Madaxbannaan oo La-tashi Samaysa.