Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Gaas oo ka Jawaabay Hadalkii Madaxweynaha


Ra'iisal Wasaare Cabdiwali M. Cali ayaa sheegay in magacaabista degmooyinku ay u baahan tahay in Golaha Wasiirada ay ka timaado ee aanay ahayn arrin Madaxweynuhu uu go'aan uu leeyahay oo kaliya uuna ku magacaabi karin.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00
XS
SM
MD
LG