Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa xilka ka qaaday masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxa Sirdoonka dalka Masar iyo guddoomiyihii gobalka wuqooyiga ku yaala ee Siinaay.
Ciidamada qalabka-sida ee dalka Masar ayaa sheegay in ay ku guulaysteen sugidda amaanka guud ee gobalka Siinaay.
Warbixinta oo dhan ka dhagayso halkan hoose.