Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caafimaadka iyo Qoyska


Xubinta Caafimaadka iyo Qoyska waxa ay qayb ka tahay Barnaamijka Isku-Xirka Caafimaadka ee Africa
Todobaadkan ayaan xubinteena ku eegaynaa cudurka Dabaysha oo ah cudur ay dunidu si siman ula dagaasho islamarkaana si fudud ku faafa, caruurtuna ay aad ugu nugushahay.
Inkasta oo cudurkani aanu lahayn daweyn hadana waxa uu leeyahay ka hortag.
Wasaarada Caafimaadka ee Soomaaliland ayaa sheegtay inay cudurka Dabaysha ka talaaleyso caruur gaaraysa nus malyuun.
Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka ee Soomaaliland Cabdi Axmed Gurey ayaa Xubinta Caafimaadka iyo Qoyska uga waramay cudruka Dabaysha iyo waxyeeladiisa.
Barnaamijka oo dhan ka dhagayso codsidaha halkan hoose ku lifaaqan.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00
XS
SM
MD
LG