Barnaamijka Caafimaadka iyo qoyska oo todobaadle ah waxaan marwalba ku soo qaadanaa qodob ka mid ah arimaha caafimaadka iyo qoyska, oo markaa taagan ama muhim ah.
Barnaamijkan waxa uu bixiyaa talooyin, waxeyna dadku ka bartaan arimaha caafimaadka Qoyska.
Barnaamijkan waxa uu bixiyaa talooyin, waxeyna dadku ka bartaan arimaha caafimaadka Qoyska.