Sawirro: Safarka Maalqabeenka Sacuudiga
Malqabeen u dhashay Sacuudiga oo lagu magacaabo al-Waleed bin Dalaal ayaa booqday Muqdisho.

1
Amiir Al-Waleed bin Dalal Binoo ka soo dagey garoonka diyaaradaha.

2
Sawirro: Safarka Maalqabeenka Sacuudiga

3
Al-Waleed bin Talal Bin oo la hadlaya qaar ka tirsan barakacayaasha.

4
Amiir Al-Waleed bin Talal Bin Abdulaziz Alsaud, oo ku sugan xeryaha barakacayaasha