Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdishu kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea.
Barnaamijka Ilayska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay daynta ay ka cafiyeen dalalka ku jira Naadiga Paris, taasi oo gaaraysa laba bilyan oo dollar.
Shir looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, waxaana tegitaankiisu ka dambeysay marti-qaad uu ka helay madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane Meskel.
Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku ansixiyey qaraarka oggolaanaya La-Dagaalanka Islaam Nacaybka, iyo magacaabista ergay gaar ah oo Xoghayaha Guud ee Qaramad Midoobay u qaabilsan inuu ka shaqeeyo La-dagaalanka Islaam Nacaybka.
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Khamiistii al-Shabaab ay ku qadday hoteelka SYL ee magaalada Muqdishu ayaa loo duuliyey dalka Turkiga si halkaasi ay ugu helana dabiib dheeraad ah.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; heerka iyo noocyada dhimirka Soomaaliya.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmed Cabdullaahi Maxamed (Axmed Kaboole) waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan oo aad ku maqli doontaan sheekooyin ay dhagaystayaasha barnaamijka la wadaageen soo saaraha barnaamijka Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
Is-rasaaseyn ayaa shalay iyo xalayba dhex martay ciidanka badda Hindiya iyo koox buracad badeed Soomaali ah oo qafaal ku haysata markabka ganacsi ee lagu magaacaabo MV Ruen. Markabkan ayaa burcadda Soomaalida ah u afduubnaa tan iyo bartamihii bishii December ee 2023-kii..
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).
Magaalada Hargeisa waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay tartanka Qur'aanka Kariimka ah oo gaar u ahaa wiilasha xufaadda ah ee isaga kala yimi gobollada Somaliland.
Kuwo kale