Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waqtiyeeyey in doorashada madaxweynaha dalka la qabto 15-ka bishan May. Haddaba, yaad jeclaan laheyd inuu noqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.