Saturday, November 01, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 10:11

Caalamka kale

Dayax Gacmeed Kale oo ku Burburay Mareykanka

Dayax Gacmeedkii labaad ayaa muddo todobaad ah ku bur buray Mareykanka, dayax gacmeedyada oo labaduba gaar loo lahaa waxa ay ku kala dhaceen gobolka Virginia iyo Clifonia. Faahfaahin

Kurdiyiinta Ciraaq oo Ka Dagaal Galaya Kobani

Dagaalyanahada Kurdiyiinta Ciraaq ee Peshmerga ayaa ku sii jeeda magaalada Kobani ee xadka Syria iyo Turkiga, si ey gacan u siiyaan kurdiyiinta Syria ee difaacaya magaalada Faahfaahin

Mudaharaadayaasha Hong Kong oo Racfaan Qaatay

Dibadbaxayaasha Jasiiradda Hong Kong ayaa sameynaya hal bil-guuradii ka soo wareegtay markii ay bilaabeen isu soo baxyada dimoqraadi doonka ah, kuwaas oo ay ardaydu hogaaminaysay. Faahfaahin

China iyo Japan oo Wadahadal Yeeshay

Madaxweyne Ku Xigeenka Shiinaha ayaa rajo ka muujiyey hagaajinta xiriirka kala dhexeeya Japan, xilli uu magaalada Beijing kulan kula yeeshay wafdi ka kooban guddoomiyeyaal gobol oo ka socdey Japan. Faahfaahin

Shir ku Saabsan Qaxootiga Syria oo ka Dhacaya Berlin

Wasiirrada arrimaha dibedda iyo wakiilo ka socda ilaa 40 dal ayaa maanta magaalada Berlin kaga xaajoonaya sida loo caawin karo waddamada deriska la ah Syria oo la tacaalaya qaxooti farabadan. Faahfaahin



QUBANAHA

QUBANAHA