Muuqaallo - VOA
        <language>so</language>
          <itunes:author>VOA</itunes:author>
                        <itunes:name>VOA</itunes:name>
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo  - March 13, 2025
            <description>Madaxda ururka SADC, oo ay leeyihiin dalalka Koonfur Afrika, ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay joojinayaan howl-gallada milateri ee ay ka wadaan Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo (DRC), iyagoo bilaabaya inay si tartiib tartiib ah ciidamadooda ugala baxaan halkaas.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha - March 13, 2025
            <description>Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ciidamadeedu ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Sudzha, oo ah magaalada ugu weyn gobolka Kursk ee Ukraine, kuna taalla xuduudda labada dal.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka  - March 13, 2025
            <description>Dagaalka Ruushka iyo Ukraine ayaa ah mawduuca ugu weyn ee lagu gorfeeyo shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka G7, kaas oo maanta oo Khamiis ah ka furmay magaalada Quebec ee dalka Canada.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Qalalaasaha doorashada dalka Romania - March 13, 2025
            <description>Doorashada madaxtinimo ee Romania ayaa wajahaysa qalalaase kadib markii la baabi’iyay natiijada wareeggii koowaad, taasoo lagu eedeeyay in Ruushku farageliyay hannaanka doorashada.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya  - March 13, 2025
            <description>Lacagaha la isugu diro telefoonada ee Soomaaliya waxaa maamula shirkado gaar loo leeyahay, waxaana qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida ay walaac ka muujiyeen in aysan jirin hay’ad dhexe oo si rasmi ah u maamusha nidaamka lacagahaasi.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil - March 13, 2025
            <description>Garsoore heer federaal ah ayaa kordhiyay amarka lagu joojinayo masaafurinta Maxamuud Khalil, oo ah arday ka qalin-jabiyay jaamacadda Columbia, kuna nool Mareykanka si sharci ah. Maamulka Donald Trump ayaa isku dayaya in la tarxiilo. 
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Tigray - March 13, 2025
            <description>Waxaa laga cabsi qabaa inuu dib uga qarxo dagaal gobolka Tigray, halkaas oo ay isku hayaan laba koox oo mar ahaa xulufo. Ciidamada uu hoggaamiyo Debretsion Gebremichael, hoggaamiyaha TPLF, ayaa la wareegay deegaanka Adigrat, iyagoo maanta qabsaday qeybo ka mid ah magaalada Mekelle.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Ciidanka Pakistan oo soo furtay 190 qof - March 12, 2025
            <description>Saraakiisha dalka Pakistan ayaa maanta sheegay in ciidamada ammaanka Pakistan ay soo badbaadiyeen 190 qof oo la haystayaal ah, kuwaas oo ay kooxo gooni u goosad ah ka afduubteen degaanka buuraleyda ah ee koonfur-galbeed.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Kaalmada Mareykanka ee Ukraine  - March 12, 2025
            <description>Mareykanka ayaa dib u bilaabay gargaarkii militari ee uu u fidin jiray Ukraine, isagoo u sii marinaya Poland. Tallaabadan ayaa dib ugu soo laabatay heerarkii hore kaddib wadahadallo diblomaasiyadeed oo ka dhacay Sacuudi Carabiya, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Poland Arbacadan.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
 Shaqaalo dhimista dowlada Mareykanka - March 12, 2025
            <description>Waaxda Waxbarashada ee Mareykanka ayaa Talaadadii ku dhawaaqday inay shaqada ka ceyrin doonto in ka badan 1,300 oo shaqaale ah, iyadoo kala bar dhimeysa shaqaalaheeda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha ballaaran ee madaxweyne Trump uu ku doonayo in lagu dhimo dowladda federaalka.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Wareysiga Maxamed Cigaal  - March 12, 2025
            <description>Washington, D.C., waxaa ka dhacay shirka NLC oo ay ka qeybgalayeen madaxda Congress-ka iyo maayarrada magaalooyinka Mareykanka. Dadka ka qeybgalay waxaa ka mid ah Maxamed Cigaal, oo ah duqa degmada SeaTac ee gobolka Washington. Maxamed Cigaal ayaa nagu soo booqday VOA.</description>
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Midowga Yurub oo ka aargutay Mareykanka  - March 12, 2025
            <description>Midowga Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay tallaabooyin ganacsi oo aargudasho ah, iyagoo soo rogay cashuuro cusub oo lagu kordhinayo badeecadaha warshadaha iyo wax-soo-saarka beeraleyda Mareykanka.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Shariif oo dhaliilay dowladda federaalka - March 12, 2025
            <description>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inaysan diyaarsan qorshe ciidan oo looga hortagi karo weerarrada Al-Shabaab.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Weerarkii Hotel Qaahira oo la soo afjaray - March 12, 2025
            <description>Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee bartamaha Soomaaliya ayaa 16 saacadood kaddib ku guuleystay inay soo afjaraan weerar ay niman ka tirsan Al-Shabaab ku qabsadeen shalay hotel ku yaalla magaalada Beledweyne.</description>
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Kooxaha mayalka adage ee Israel iyo Gaza - March 11, 2025
            <description>Kooxaha mayalka adag ee Israa’iil ayaa soo dhaweeyay qorshaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ku saabsan mustaqbalka Gaza, kaas oo ku baaqaya in 2 milyan oo Falastiiniyiin ah laga raro Gaza.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Uganda oo ciidamo gaysay Koonfur Sudan - March 11, 2025
            <description>Taliyaha milateriga Uganda ayaa sheegay maanta oo Talaada ah in dalkiisu uu ciidamo gaar ah geeyay magaalada Juba ee caasimadda Koonfurta Suudaan si ay u "xaqiijiyaan" ammaanka iyadoo xiisadda ay u dhexeyso madaxweyne Salva Kiir iyo ku xigeenkiisa koowaad Riek Machar.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Ruto oo furay xarun cusub oo waxbarasho - March 11, 2025
            <description>Madaxweynaha Kenya William Ruto oo furay dhisme cusub oo ka tirsan Kulliyadda Farsamada iyo Xirfadaha Gacanta ee Kamukunji, ayaa ballan qaaday 50 milyan oo lacagta Kenya ah si loogu ballaariyo kulliyaddaas.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
QM oo sheegtay in qoysas lagu dilay Syria - March 11, 2025
            <description>Xafiiska QM ee xuquuqda aadanaha ayaa maanta sheegay in qoysas dhan oo ay ku jiraan haween iyo carruur lagu dilay gobolka xeebta ee Suuriya, taasoo qayb ka ah dilalka is-daba-joogga ah oo ay ciidamadu ku hayaan fallaagada daacadda u ah Bashaar al-Assad.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Dowladda Syria iyo SDF oo heshiis gaaray - March 11, 2025
            <description>Dowladda Suuriya ayaa heshiis muhiim ah la saxiixatay kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Suuriya ee loo soo gaabiyo SDF. Dhinacyada ayaa sheegay inay ku heshiiyeen in SDF, oo maamusha gobolka Waqooyi-bari, ay ku biirto dowladda cusub.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>
Wada-hadallada Mareykanka iyo Ukraine  - March 11, 2025
            <description>Saraakiil sar-sare oo ka socda Ukraine iyo Mareykanka ayaa wadahadallo maanta uga billowdeen dalka Sacuudiga si ay u helaan waddo lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka, iyadoo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, uu la kulmay madaxda Ukraine iyo Sacuudiga.
                <itunes:author>VOA</itunes:author>