Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka ka dhacaya daafaha Dunida. Jadwalka: Maalinle Wakhtiga maxalliga ah: 20:00 UTC, xilliga: 1700 Muddada: 60 Dhegayso: MP3
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida. Jadwalka: Maalinle Wakhtiga maxalliga ah: 19:00 UTC, xilliga: 1600 Muddada: 60 Dhegayso: MP3 | Podcast
Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso. Jadwalka: Maalinle Wakhtiga maxalliga ah: 16:00 UTC, xilliga: 1300 Muddada: 60 Dhegayso: MP3 | Podcast
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen. Jadwalka: Maalinle Wakhtiga maxalliga ah: 6:30 am UTC, xilliga: 0330 Muddada: 30 Dhegayso MP3 | Podcast
Maqal iyo Muuqaal