Isku xirrada

Sanadkan 2016, 36 Jaamacadood oo Mareykanka ku yaalla ayaa ku marti geliyey 1,000 hoggaamiyayaal African da’ yar ah saddex barnaamij oo kala ah: Ganacsiga iyo Hindisaha ganacsi, Hogaaminta Rayidka iyo Maareynta Dadweynaha. Waa banrrmijka loo yaqaan Mandela Washington Fellowship ee loogu talo-galay hogaamiyayaasha da’da yar ee Afrika. Barnaamijkan ayaa xirfado iyo taageero ku siiya hogaamiyayaasha da’da yar ee maskaxda badan ee dalalka saxaraha ka hooseeya ee Africa hay’adaha waxbarashada sare ee Mareykanka iyo marka ay dalalkooda ku laabtaan.

XS
SM
MD
LG