Isku xirrada

Yurub ama Geeri

Sannadkan 2015 waxa uu qaxootiga iyo muhaajiriinta u ahaa mid aan hore loo arkin. Boqollaal kun oo qof oo ka cararaya colaado iyo dhibaatooyin kale ayaa naftooda helis geliyey si ay u gaadhaan Yurub. Dadkaasi oo u badan da’yar, ayna weheliyaan qoysas ayaa kasoo sal kacay Siiriya, Afgaanistaan, Soomaaliya, Eritriya, Galbeedka Afrika, waxayna rajadoodu tahay mustaqbal wanaagsan inay helaan.

Kuwo kale
XS
SM
MD
LG