Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Jidadka Nadiifinaya

Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa hoggaamiyey olole nadaafadeed, isaga oo dadweyne fara badan kala qeyb qaatay qashin ka qaadista qaar ka mid ah waddooyinka. Haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada dhacdadan xiisaha leh.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG