Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerarkii San Bernardino

Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan, waxaana VOA-da ay isku dayeysaa inay idiin soo gudbiso sawirrada dhacdooyinkaas. Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada xusuusaha kala duwna ee loo sameynayo dadkii lagu dilay weerarkii San Bernardino ee gobolka California ka dhacay labadii December.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG