Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulankii VOA ee Muqdisho

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA-da ayaa kulan dadweyne ku qabatay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa halku dhigiisu ahaa “Dhallinyada Iyo Doorka Nabadda”. Waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah dadweynaha, gaar ahaan dhallinyarad Muqdisho iyo mas’uuliyiin uu ka mid yahay ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carete. Waxaa kulanka daadihinayey weriyaha VOA ee Muqdisho Jacfar Kuukaay.

Waxaan idiin soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirrada kulanka.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG