Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Markab la qabtay

Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Kenya ee ka howlgala xeebaha magaalada Kismaayo oo ay waheliyaan ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay Markab la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay uu kalluumeysi sharci darro ah ka waday nawaaxiga xeebaha magaalada Kismaayo. ​Markabka oo laga lee yahay dalka Madagascar, ayaa waxaa saaran 9 qof. VOA ayaa idiin soo gudbineysaa markabka la qabtay iyo shir jaraa'id oo lagu soo bandhigay

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG