Duufaan Xooggan oo keentay dhimasho iyo dhaawac dad badan ayaa ku dhufatay gobalada Oklahoma iyo Missouri, iyadoo khasaaraha ugu badan gaarsiisay Degmada Moore ee Oklahoma.
Sawirro: Duufaanta ku Dhufatay Mareykanka
1
Dhisme uu dab weyn ka kacay ka dib markii ay duufaantu ku dhufatay degmada Moore, Oklahoma
2
Muuqaalka duufaanta oo meel fog laga sawiray.
3
Gaari xaamuul ah oo buundada dusheeda ay duufaantu dhinac u ridday iyo mid ka soo dhacay buundada oo gaariga booliska hortiisa yaalla, degmada Shawnee ee gobalka Oklahoma.
4
Dad ka badbaaday duufaanta ku dhufatay gobalka Oklahoma