Waxaa Maanta magaalada London ka furmay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya madax iyo ergooyin ka kala socda ilaa 50 dal.
Sawirro: Shirka London ee Arrimaha Soomaaliya
1
Madaxda iyo ergooyinka ka qeyb galaya shirka London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya
2
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Britain William Hague, Ra'iisul-wasaaraha Britain Davicd Cameron, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Fowsiya Yusuuf X. Aadan.
3
Madaxda iyo ergooyinka ka qeyb galaya shirka London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya
4
Madaxda iyo ergooyinka ka qeyb galaya shirka London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya