Monday, November 24, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 19:03

Sawirro: Weerarkii lagu Qaaday Iskuulka Sandy Hook.

La daabacay 15.12.2012


Sawirro: Nin hubeysan ayaa weeraray oo toogasho ku dilay 20 caruur iskuul iyo 6 qof oo kale Iskuul ku yaala Newtown ee gobolka Connecticut.

1

Qaar ka tirsan qoysaska ku waayay caruurta toogashadii ka dhacday Iskuulka Sandy Hook ee gobolka Connecticut oo ku baroor-diiqaya meel u dhow iskuulkaasi.

2

Ehelada caruuta oo taagan bannaanka hore ee iskuulka ay toogashadu ka dhacday. REUTERS/Michelle McLoughlin

3

Booliska gobolka oo caruurta ka saaraya Iskuulka markii ay toogashadu dhacday

4

Waalidiin caruurtooda ka qaadanaya iskuulka Sandy Hook

5

Dadka taageersan sharciyada hubka lagu xakamaynayo oo ku sugan bannaanka hore ee aqalka cad halkaasi oo ay ka sameeyeen dibadbax ay ugu baroordiiqayeen caruurta dhimatay.

6

Sawir dhinaca satelite-ka ah oo ay Google bixisay oo muujinaya iskuulka ay toogashadu ka dhacday.

7

Dad baroor-diiqayada oo isugu yimid kaniisad ku taalla magaalada Newtown oo ah goobta uu ku yaalo iskuulka ay toogasahadu ka dhacday.

8

Caruur ku sugan banaanka hore ee Iskuulka kadib markii ay toogashadu dhacday.

9

MAdaxweyne Obama oo ilin iska tiraya mar uu khubad u jeedinayay shacabka Marykanka toogashadii lagu dilay caruurta. (AP Photo/nCarolyn Kaster)

10

Gabar yar oo la siiyay buste kadib markii laga soo saaray iskuulka ay toogashadu ka dhacday.

12

Aqalka cad oo calanka Maraykanka hoos loo dhigay

13

Ciidanka booliska oo gaaf-wareegaya banaanka iskuulka kadib toogashadii dhacday