Sawirro: Xiisadda Dalka Masar
La daabacay 06.12.2012
Ciidamada Masar ayaa taangiyo iyo baabuurta gaashaaman dhigay madaxtooyada Qaahira. Taageerayaasha madaxweynaha iyo mucaaradka ayaa waxaa dhexmaray rabshado dhiig ku daatay.
1 Ciidamada Masar ayaa taangiyo iyo baabuurta gaashaaman dhigay madaxtooyada Qaahira.
Qaahira, Masar, December 6, 2012.
2 Taangiyo jooga meel u dhow madaxtoyada. Qaaahiro, December 6, 2012.
3 Taageerayaasha Akhwaanul-Muislimiin oo soo dhaweynaya taangiyada yimid madaxtooyada.Qaahiro, December 6, 2012.