Sawirro: Doorashada Maraykanka ee Obama uu ku guuleystay.
La daabacay 07.11.2012
Barack Obama ayaa ka guuleystay musharraxa Jamhuriga ee Mitt Romney, waxaana mar labaad loo doortay xilka madaxtinimada Maraykanka.
1 Barack Obama oo u dabaaldegaya guushii uu ka gaaray doorashada madaxtinimada Maraykanka,Chicago on November 7, 2012.
2 Madaxweyne oo la taagan xaaaskiisa iyo caruurtiisa oo u gacan haataniya taageerayaasha ku sugnaa fagaaraha Chicago, halkaasoo uu ka jeediyay khudbaddii guusha doorashada
3 Madaxweyne Barack Obama oo jeedinaya khudbadii guusha doorashada, November 7, 2012, in Chicago, Illinois.
4 President Barack Obama oo u gacan haatinaya dadweyne fara bada, isagoo ay weheliyaan xaaskiisa iyo labadiisa gabdhood, November 7, 2012, in Chicago, Illinois.
5 Musharraxa Mitt Romney oo u gacan haatinaya taageerayaashii kahor intii uusan jeedin khudbadii u ku aqbalay in laga adkaaday, November 7, 2012, in Boston, Massachusetts.
6 Mitt Romney xaaskiisa, Ann oo fagaaraha la taagan kuxigeenkiisa Paul Ryan iyo xaaskiisa Janna, November 7, 2012, in Boston, Massachusetts.
7 Taageerayaasha Barack Obama oo u damaashaada guusha Obama iyagoo ku sugan Chicago, November 6, 2012.
8 Taageerayaahsa Barack Obama ee Tucson, Arizona, Tuesday, Nov. 6, 2012.