Sawirro: Doorashadii Madaxweyne Cusub
1
Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh oo loo dhaarinayo xafiiska.
2
Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh oo VOA u warramayay ka hor intii aan loo dooran xilka madaxweynenimo
3
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo gacan qaadaya madaxweynaha cusub Xasan Sheekh
4
Madaxweynihii hore Sheekh Sharif oo ka hadlaya munaasabaddii doorashada kaddib markii laga adkaaday