Isniin, Bisha Labaad 08, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 04:59

    Sawirro

    • Askarta AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan kadib markii ay dagaal la'aan qabsadeen. Ceel Macaan waxay 30 dhinaca bari kaga toosan tahay magaalada Muqdisho
    • Askari ka tirsan ciidanka AMISOM oo ku sugan Ceel Macaan kadib markii ay dagaal la'aan ku qabsaden.
    • Mid ka mid ah baabuurta AMISOM oo ku sugan Ceel Macaan
    • Askari ka tirsan AMISOM oo saaran mid ka mid ah baabuurta gaashaaman ee AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan

    Sawirro: Ciidanka AMISOM oo ku Sugan Dekedda Macmalka ee Ceel-Macaan

    La daabacay 05.09.2012